Xulka Qaranka Italy Oo Taariikh Cajiib Ah Ka Sameeyay Tartanka Euro 2020.

Xulka Qaranka Italy ayaa garaacay xulka Wales Shalay iyaga oo gaadhay guushoodii 3-aad oo xidhiidh ah tartanka Euro 2020 iyaga oo wareega Group-yada kaga baxay guul kadib markii ay badiyeen dhamaan kulamada. Xulka qaranka Italy ayaa kadib guushaas isku qoray taariikhda tartanka Euro-da isaga oo dhigay rikoodh uuna xul kale ka dhigin taariikhda tartanka Ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII