Xulka Qaranka Russia Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaadhay Xulka Finland.

Kulan ka tirsanaa wareegii 2-aad kana tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020, xulka Russia ayaa guul ka gaadhay xulka Finland kulan adkaa oo ku dhamaaday 1/0 kulan ka dhacay garoonka Krestovsky Stadium. Xulka finland ayaa ciyaarta ku bilawday cadaadis layaableh waxayna ku guulaysteen inay shabaqa soo taabtaan iyaga oo uu goolka u dhaliyay xiddiga Joel […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII