Xulka Qaranka Somaliya Oo Qaatay Tababarkii Ugu Dambeeyay Ka Hor Kulanka Oman Ee FIFA Arab Cup, Sawiro

Xiddigaha xulka qaranka Somaliya ayaa soo afjaray isku diyaarinta kulanka adag ee ay Axada la ciyaari doonaan xulka Oman kulan ka tirsan is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup ee ka dhici doona dalka Qatar. Xiddigaha xulka Qaranka ayaa tababar ku qaatay caasimada dalka Qatar ee Doha saacadihii la soo dhaafay iyaga oo isku diyaarinaya kulanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII