Xulka Somaliya Oo Guuldaro Kala Kulmay Xulka Oman Laakiin Xiddigaha Xulka Somaliya Oo Helay Ixtiraamka Adduunka

Xulka qaranka Somaliya ayaa guuldaro kala kulmay xulka Oman kulan ka tirsanaa is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup kana dhacay garoonka Jassim Bin Hamad Stadium. Kulanka ayaa ku bilowday qaab dar-dar leh oo uu xulka Somaliya ciyaar deg-deg ah ciyaarayay iyaga oo doonayay in ay Xulka Oman kaga horeeyaan goolka. Dhanka kale xulka Oman ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII