Xulka Spain Oo Mar Kale Bar-Baro La Galay Xulka Poland & Fursadiisa Wareega Xiga Oo Halis Ku Jirta.

Xulka qaranka Spain ayaa markale ku fashilmay in ay guul gaadhaan kulan ka tirsanaa Group-ka E ee tartanka Euro 2020 iyaga oo bar-baro 1/1 ah la galay xulka Poland kulan ka tirsanaa wareega 2-aad. Xulka Spain ayaa ciyaarta ku bilowday si fiican iyaga oo cadaadis saaray xulka Poland kuwaas oo difaacanayay Sidoo kale qaadayay weeraro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII