Xulka Spain Oo Xasuuqay Slovakia & Sweden Oo Garaacay Xulka Poland Kaalinta 1-aadna Kaga Soo Baxay Group-ka

Xulka Spain ayaa xasuuqday xulka Slovakia kulan dhinac kaliya ahaa waliba Spain gaadhay guushii ugu weynayd ee tartanka Euro 2020 laga gaadho ilaa haatan dhanka kale xulka Poland ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay xulka Sweden. Xulka Spain ayaa kulanka ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo doonayay in ay gaadhaan guul ay u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII