Xulka Sweden Oo Hal Lug La Galay Wareega 16-ka Euro 2020 Kadib Markii Ay Garaaceen Slovakia

Kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Euro 2020 xulka Sweden ayaa garaacay xulka Slovakia iyaga oo hal lug la galay wareega 16-ka tartanka. Qeybtii hore ma aysan dhicin halis badan oo goolka ah oo labada xul ah iyada oo uu xulka Slovakia maamulayay ciyaarta halka uu xulka Sweden ku fiicnaa dhaninaca weerarka iyaga maadama ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII