Xulka Taliyaaniga oo dhigay Rikoor Cusub kadib guushii Lithuania

Talyaaniga ayaa dhigay rikoor cusub oo abid ah 37 kulan oo aan laga badin, isagoo ka tagay Brazil iyo Spain, ka dib markii ay 5-0 ku xasuuqeen Lithuania. Xulka Azzurri ayaa dhameystiray natiijadaas isreebreebka Koobka Adduunka ee ay caawa la ciyaarayaan Lithuania. Waxay dib u bilaabatay Oktoobar 10, 2018, barbaro 1-1 ah oo saaxiibtinimo ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII