Xulka Wales Oo Garaacay Turkey Si Ku Meel Gaadh Ahna Hogaanka Ugu Qabtay Group-kooda.

Kulan ka tirsanaa wareega Group-yada xulka Qaranka Wales ayaa guul qaali ah ka gaadhay xulka Turkey kulan ku dhamaaday 2/0 iyaga oo si ku meel gaadh ah hogaanka ugu qabtay Group-kooda. Dhanka Kale xulka Turkey ayaa la kulmay guuldaradii 2-aad sidaas darteed waxa sii xumaaday xaalkooda u gudbista wareega Xiga iyo ku soo bixistooda kaalinta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII