Yaab: Gareth Southgate Oo Magacaabay 4 Xiddig Oo Aan Hal Daqiiqo U Ciyaarin Xulka Euro 2020 Hadana Sabab U Ah In Uu Xulka England Gaadho Semi-final-ka Euro 2020.

Tababaraha Xulka qaranka England ee Gareth Southgate Ayaa amaanay 4 xiddig oo xulkiisa ah kuwaas oo door weyn ka ciyaaray in uu xulka England iska xaadiriyo Semi-final-ka euro 2020. Xulka England ayaa iska xaadiriyay Semi-finalka euro 2020 iyaga oo haatan la ciyaari doona xulka Denmark kulanka ka horeeya Final-ka Euro 2020. Xulka England ayaa qaab […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII