YAAB! Jorginho Oo Sameeyay Qirasho Ku Saabsan Rikoodhadii Uu Khasaariyay Final-kii Euro 2020.

Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Italy ee Jorginho ayaa ku kaftamay in uu si ka ah u khasaariyay rikooadhii xulkiisa final-kii euro 2020 sabab la xidhiidha in uu garanayay in uu Donnarumma badbaadin doono. Jorginho ayaa khasaariyay rikoodhe kulankii uu xulkiisu ku guulaystay koobka euro 2020 ka hor inta uuna Goolhaye Donnarumma badbaadin rikoodhadii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII