YAAB: Koox Dalab Rasmi Ah Oo La Yaab Leh Ka Gudbisay Lionel Messi.

Heshiiska Lionel Messi ee Barcelona ayaa dhacay haatana waa xiddig xor ah inkasta oo uu madaxweynaha Kooxdu xaqiijiyay in uu Leo sii joogi doono kooxda. Xiddiga reer Argentina waxaa hareeyay dalabyo, gaar ahaan maadaama uu haatan yahay koox la’aan isla markaana uu koox kasta ugu saxiixi karo lacag la’aan. Koox reer Brazil ah ayaa ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII