YAAB: Luis Suarez Oo Ka Soo Muuqday Soo Bandhigista Liverpool Ee Maaliyadeeda 2-aad Ee Xilli Ciyaareedka Dambe, Qaab Nooceed Ah?

Kooxda Liverpool ayaa maanta soo bandhigtay maaliyadeeda martida ee xilli ciyaareedka cusub iyada oo ay xiddigaha kooxdu galeen sawiro ay xidhanyihiin maaliyada kooxda ee xilli ciyaareedka cusub. Laakiin waxa ka soo muuqday badhiga maaliyada xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Luis Suarez iyada oo la isla dhexmarayo baraha bulshada sawir xiddiga Luis Suarez ah. Suarez […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII