YAAB: Virgil Van Dijk Oo Door Lama Filaan Ah Ka Ciyaari Doona Tartanka Euro 2020

Tababaraha Xulka qaranka Holland ee Frank de Boer ayaa xaqiijiyay in uu daafaca Virgil Van Dijk ka qayb ahaan doono shaqaalaha tababarka xulka qaranka Holland tartanka Euro 2020. Xiddiga 29 jirka ah ayaa dhaawac ku seegay xilli ciyaareedkii dhamaaday waxana uu sidoo kale seegi doonaa tartanka Euro 2020 maadama uuna wali taam u ahayn in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII