Yaab! Xiddigaha Barcelona Oo Durba U Sii Dabaal Dagay Ku Guulaysiga Horyaalka La Liga Iyaga Oo Aan Xitaa Ku Guulaysan Horyaalka.

Xiddigaha Kooxda Barcelona ayaa maqlay iyaga oo u dabaal dagaya koobka horyaalka La Liga xitaa iyaga oo aan ku guulaysan xilli ay ku kulmeen Guriga Lionel Messi. Kabtanka kooxda Barcelona ayaa xiddigaha ay isku kooxda yihiin ku marti qaaday Gurigiisa Isniintii Fiidnimadii ka hor kulamada adag ee bisha May ee horyaalka La Liga. Kooxda Barcelona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII