Youri Tielemans Oo Dalbaday In Uu Ku Biiro Liverpool

Xiddiga kooxda Leicester City ee Youri Tielemans ayaa kooxdiisa ku riixaya in uu ku biiro inta lagu jiro suuqa xagaagan laakiin Leicester City ayaa dalbanaysa lacag dhan 64 milyan oo euro si ay u iibiso xiddiga. Xiddiga 24 jirka ah ayaa kooxda Liecester City ku hogaamiyay FA Cup-ka xilli ciyaareedkii hore waxana uu qaab ciyaareed […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII