Zinedine Zidane Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Real Madrid Kadib Fashilkii Kooxdiisa Ee Difaacashada Horyaalka La Liga.

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu ka tago booskiisa kooxda Real Madrid laakiin waxba ma kashifin kadib kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka Los Blancos. Zidane ayaa daawaday kooxdiisa oo guul soo laabasho leh ka gaadhay Villarreal laakiin ku fashilantay in ay ku guulaysato horyaalka oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII