Zinedine Zidane Oo Si Maldahan U Sheegay In Uu Isaga Tagi Doono Real Madrid.

Real Madrid waxa u hadhay kaliya hal kulan xilli ciyaareedna waxana ay la ciyaari doonaan kooxda Villarreal kulan ugu dambeeya ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan. Taabaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa ka hor kulanka ugu dambeeya ee xilli ciyaareedka oo noqon kara kulankii ugu dambeeyay ee uu hogaamin karo kooxda. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII