Zinedine Zidane oo sugaya Shaqada Xulka Faransiika si uu u Hogaamiyo

Zinedine Zidane ayaa rajeynaya inuu sii wato xirfadiisa tababarenimo isagoo sugaya xulka qaranka France, sida ay qortay  Le Figaro . Mustaqbalka tababaraha haatan ee Didier Deschamps ee hogaaminta Les Bleus ayaa su’aal la geliyay dhawaan waxaana Zidane loo arkaa midka ugu cadcad ee badali doona. Zidane ayaa ka tagay Real Madrid dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII